Listen to Durbaan Ka li Tuma song with lyrics from Waayaha Cusub

Durbaan Ka li Tuma

Waayaha Cusub, Desiigner6 Jul 2017

Durbaan Ka li Tuma Lyrics

Durbaan Ka li Tuma - Waayaha Cusub/Desiigner

Written by:Waayaha Cusub/Martin "Doc" McKinney/Sidney Royel Selby III

 

You give me butterflies yeah

 

I just want it around you

 

Dookhaygi baad tahay

 

Waa ku doonaya

Dawad ii tahoo

 

Wan ku doorbidaayaa

 

Daakirada subaxdii

Habeenkoo bar dumay baa

Cishqi igu da aayoo

 

Igu soo darooraa

 

Waxan dhibka kaga durka

Oo aan kuba dakeeyaa

 

Isku duubanantee

Ma isku sii danbayna

 

Durbanka ii tuma

 

Sacabkana ku dara

 

Durbanka ii tuma

 

Sacabkana ku dara

Daryeelbay idintahee

Ku dadaala

 

Nafta waa u dabiibee

Ka danbeeya

 

You give me butterflies yeah

 

I just want it around you

You give me butterflies yeah

 

I just want it around you

 

Asking for a replay cause the funky sound

I'm tryna break the country yall cause my country's wild

Stack the dollar stack the comma

Bout to f**k the streets up better ask somebody

Bout to f**k the beat up better ask somebody

Then I f**k the club up better ask the party

Let desiigner spin ya block up with a couple choppers

Throw the shots and throw the shots it sound like helicopters

They was talking they was popping they can never stop us

Sipping lean I twist it up with the dirty fanta

You give me butterflies yeah

 

Durbanka ii tuma

 

Sacabkana ku dara

Durbanka ii tuma

 

Sacabkana ku dara

Daryeelbay idintahee

Ku dadaala

 

Nafta waa u dabiibee

Ka danbeeya

 

Falisey is daji

Dacad ban wali ahay

Darensanow

Docna kama an marin

Dabacsanow

Dalkiibana tagayna

Ha diidin

 

Xamar ban dagayna

Diyar garow

 

Doolo iyo hawd

Wabiyada durduraya

Damaashad

 

Dalagyada baxaya

Daalo iyo sheekh

Nolol aan dakayne

Ku diirso

 

Dookhu waa adi

Kaama daalo abid

Aragaaga dahabo

Ku diirsadaa

 

Falisey ha dudin

Ha didin

Hana durkin

 

Ha I diidin

 

Dalabkayga maqalo

Adecsanow

 

Cishqigad darentana

Anba wuu I daaraye

Dawo waa adige

Igu soo durug

Waan ku daneeyaa

Waan ku doonaya

Waan ka danbeeya

 

Waan ku daneeyaa

Waan ku doonaya

Waan ka danbeeya

Daris kaalay ii noqo

Ubad daadahayne

Aan wada dagne

 

Daris kaalay ii noqo

Ubad daadahayne

Aan wada dagne

 

Durbanka ii tuma

 

Sacabkana ku dara

 

Durbanka ii tuma

 

Sacabkana ku dara

 

Daryeelbay idintahee

Ku dadaala

 

Nafta waa u dabiibee

Ka danbeeya

 

Durbanka ii tuma

 

Sacabkana ku dara

 

Durbanka ii tuma

 

Sacabkana ku dara

 

Daryeelbay idintahee

Ku dadaala

Nafta waa u dabiibee

Ka danbeeya

 

You give me butterflies yeah

 

I just want it around you

You give me butterflies yeah

 

Give me give me give give me give me ye